London21Jan15(SDN/QJ) Casias clay waxa u ahaa Abahisii afaraad waxa laga soo adoon saday Africa .Waxa soo adoon saday nin Annis `sanadkii 1794 waxa ku nolaa Abahii magalada la yiraa Cantacy magalad xeebeed ku tala Irish casisa glay labaad waxa loo kaxeyey cariga Maraykanka 1836. isaga oo loo iib geeyey ,waxa ku nolaa Magalada L Contacy markii danbe waxa u wareegay magaalo xebeedka Miyaami halkaas oo casisaly junyarka sadexaad oo ku shaqayn jiray rinjiyeeeye .waxa uu gursaday Maxamed Ali hoyadii waxanay u dhashay Raxiim iyo Maxamed Cali kalay ,cashiclayr ayaa waxa u galay baskeel uu aad u jeclaa oo abahii u soo gaday waxa uu tagay Maxamed Ali isaga oo Ilmaynaya tagay goobta booliska halkaas oo uu shegay hadii loo soo celin waayo inuu dili doono cidii ka xaday ,goobta waxa joogay nin ka sheqeyaa Booliska oo ciyara faydhka markii sida uu hadlay ayuu ku yiri waa inaad bartid sida feedhka loo ciyaaro ka dib na aad dadka iska celisid. ka dibna tababar ayuu siyey .Sanad ka dib waxa uu noqday ninka ugu caansan ciyara faydhka magalada mi Miami.
La saco qaybta kale
waxa soo diyaariyey
Mo Burale
