
Hargeisa 21/oc/2014(SDN/QJ)Maanta oo ay tahay 21 octobar oo ay ku beegan maalintii afgambiga milateriga Somaliya kula wareegeen xukunka dalka,isla markaana meesha laga saaray dawladii dimuqraadiga ahayd ee Madaxwayne Cabdirashiid Cali Sharmaarke Iyo raysalwasaare Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal.
Halkan ka akhriso saraakiishii hogaaminaysay afgambiga dalka ka dhacay waxaana xukunka la wareegay dawlad mileteri ah oo uu hogaaminayay Jeneral Siyaad Barre.
1. Maj. Gen. Maxamed Siyaad Barre (Xoogga)
2. Maj. Gen Jaamac Cali Qorsheel (Boolis)
3. Brig. Gen. Maxamed Ceynaanshe Guuleed (Xoogga)
4. Brig. Gen. Xuseyn Kulmiye Afrax (Boolis)
5. Brig. Gen. Salaad Gabeyre Kediye (Xoogga)
6. Brig. Gen. Maxamed Cali Samatar (Xoogga)
7. Brig. Gen. Cabdalla Maxamed Faadil (Xoogga)
8. Col. Cali Mataan Xaashi (Xoogga – Ciidanka Cirka)
9. Col. Axmed Maxamuud Cadde (Boolis)
10. Col. Maxamuud Mire Muuse (Boolis)
11. Lt. Col. Ismaaciil Cali Abokar (Xoogga)
12. Lt. Col. Axmed Suleymaan Cabdalla (Xoogga)
13. Lt. Col. Maxamed Sheekh Cusmaan (Boolis)
14. Lt. Col. Maxamed Cali Shire (Xoogga)
15. Lt. Col. Maxamuud Geele Yuusuf (Ciidanka
Badda)
16. Lt. Col. Faarax Waceys Duule (Xoogga)
17. Lt. Col. Axmed Maxamuud Faarax (Xoogga)
18. Lt. Col. Axmed Xasan Muuse (Xoogga)19. Maj. Cabdirisaaq Maxamed Abuukar (Xoogga)
20. Maj. Bashiir Yusuf Cilmi (Xoogga)
21. Capt. Cabdulqaadir Xaaji Maxamed (Xoogga)
22. Capt. Maxamed Cumar Jees (Xoogga)
23. Capt. Cusmaan Maxamed Jeele (Xoogga)
24. Maj. Muuse Rabiile Good (Xoogga)
25. Capt. Cabdi Warsame Isaaq (Xoogga).
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
