
Hargeisa 21/oc/2014(SDN/QJ)wasiirka qorshaynta qaran sacad cali shire ayaa iska fogeeyey inuu ka qayb galay shir arimaha federalka somaliya laga hadlaayey oo lagu qabtay magalada kobanhegan ee dalka demark isagoo wasiirku ka qaybgalka shirkasi Ku Tilmaamay inan somaliland dani ugu jirin
https://www.youtube.com/watch?v=mkZ2XyaCPnI&list=UUHoq0l91NIxYZ4d97aHDnbQ
Hargeisa SDN/QJ
Concat@Somalidiasporanews.com
