Uncategorized

Daawo:Gudoomiyaha Golaha wakilada somaliland C/raxman Ciro Oo Ka Hadlaaya Sababta Dib Loogu Dhigay Fadhiga Golaha Wakilada Oo Maanta Furmi Lahaa

kkkkkk

Hargeisa 8/11/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha golaha wakilada somaliland ayaa saaka ka hadlay  sababta dib  loogu dhigay  fadhiga golaha wakilada somaliland  oo maanta oo sabtiya  furmilahaa taasi  oo uu gudoomiyhu sheegay  inuu  lagu daray  afar casho  oo la  soo diyaarinayo  ajandaha fadhigasi  lagu  furayo

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com