Kismaayo July 05,2013(SDN)-Maamulka Jubaland ee Axmed Madoobe ayaa beeniyay in magaaladaasi ay ka dheceen falal isugu jira kufsi iyo dhac.
Afhayeenka Jubaland Seeraar oo saxaafada Kismaayo kula hadlay ayaa ka warbixiyay xaaladihii u danbeeyay ee magaaladaasi,DAAWO.
