Uncategorized

Daawo:Madaxwaynaha Somalia Ayaa Maanta Warsaxafadeed Uu Soo Saaray Ku Shaaciyey In Maalinta Barito Ah Uu Madaxwaynaha Dalka Turkigu Booqasho Ku Iman Doono Somalia

 

Madaxweyne-Xasan-Sheekh-Maxamuud-00Muqdisho 22/1/2015(SDN/QJ)war saxafadeed uu goor dhawd soo saaray madaxwaynaha somalia ayuu  ku shaaciyey in maalinta barito ah  uu madaxwaynaha somalia  rasimiya u soo dhaweeyo  madaxwaynaha  dalka turkiga  dayib rajib ordugan

Muqdisho SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com