Uncategorized

Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka War Bixiyey Xaalada Nabad Galyo Ee Gobalka Awdal

saylici

Hargeisa 23/12/2014(SDN/QJ)madaxwayne ku xigenka somaliland c/raxman c/laahi saylici ayaa  ka war bixiyey xaalada gobalka awdal uu mudo  safar ku joogay isagoo madaxwane ku xigeenku aad u amaanay  xaalada gobalkaasi isagoo sheegay  in  suldaan wabar  iyo kooxdiisana gacanta lagu soo dhigi doonohttps://www.youtube.com/watch?v=PMS4g-nYubo

Hargeisa SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanwes.com