Skip to content
June 6, 2026
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
  • Madaxa NISA iyo Sheekh Shariif oo Wadahadallo Amniga ah ka yeeshay Mudaharaadyada la qorsheeyay Juun 4.

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
  • Madaxa NISA iyo Sheekh Shariif oo Wadahadallo Amniga ah ka yeeshay Mudaharaadyada la qorsheeyay Juun 4.
Uncategorized

DAAWO:Mucjisada Eebe iyo Ilmo Yar oo Bulaacada laga soo saarayo

WebmasterMay 30, 201301 mins

Beijing May 30,2013(SDN)-Haweeney ku nool bariga dalka China ayaa ilmo yar oo ay uurka ku siday uga dhacay Musqul,dhacdadan ayaa noqotay ta dunida ugu hadal heynta badan ka dib kolkii ilmihii yaraa oo nool laga soo saaray Bulaacad.

Haweeneyda oo aan magaceeda la shacin isla markaana ah 22 jir ayaa laga soo xigtay in ay dareentay calool xanuun ka dibna uu ilmuhu ka soo dhacay.

Tagged: Wararkii ugu Dambeeyay

Post navigation

Previous: Nin ka Tirsanaa ururka Al Qacida oo shaqadii laga eryay,maxey tahay Sababtu?
Next: NUSOJ oo canbaareysay shirqool lagu dili lahaa wariye ku sugan Kismaayo

Related News

Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

adminJune 4, 2026June 4, 2026 0

Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland

adminJune 3, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper