Hargeysa July 11,2013(SDN)-Waxgaradka iyo Salaadiinta Beesha Gabooye ayaa ka hadlay in la doonayo in lagala wareego Boosas shaqo oo ay ka hayeen dekeda magaalada Berbera.
Beesha ayaa xykuumada Somaliland u jeedisay in ay arrintan wax ka qabato,DAAWO.
