|

 Dawlada Federaalka Somalia oo soo saartay Liiska Sida Beelaha loogu qeybiyey Kuraasta Aqalka Hoose & Qabiilo qasab looga dhigay AKHRI

Muqdisho 21.October 2016 (SDN/QJ):- Dowlada Somali ayaa soo saartay Dukumenti ay ku qoraan yihiin sida ay beelaha Somaliyeed u kala leeyihiin Kuraasta Barlamaanka Somalia iyo waliba Qabiilada ay qasabka ku tahay in ay haween u soo sharaxaan kuraastoda Aqalka hoose.

Dukumentigaan ayaa waxaa sidoo kale lagu cadeynayay qaybta haweenka ee Boqolkiiba 30 % iyo sida ay u tahay lama dhaafan aan la aqbali doonin cida ku xad gudubta.

Dukumentiga ayaa waxaa sidoo kale ka Muuqata in Beelaha Somaliyeed ay kuraasta Aqalka hoose ee golaha shacabka ay uu helidoonan sidii qabilada ay u qaybsadeen Dowladii Inbagaati ee kenya lagu soo dhisay.

Ducoments kaan oo si qaabaysan loo diyaariyay ayaa waxaa uu qayb weyn ka qadanaya Xaqiijinta Qoondada haweenka ayado Maamulada Dalka ka jira ee laga sugayo so gudbinta liis Aqal hoose oo ku salaysan qaabka Ducoments ka lagu qeexay.

GUJI HALKAN SI AAD U AKHRISATO LIISKAN OO AAD U DHEER

 

Comments are closed