|

Degsiimooyin Hargaysa ka Mid ah oo Biyo la’aan Baahsani ka Jirto+ Aamusnaanta hay’adihii loo Igmaday DAAWO

Hargaysa 28,Feb 2015 (SDN/QJ)- Magaalada Hargasya ayaa Degsiimooyin ka Mid Waxaa aad looga dareemayaa baahi biyo la’aaneed taas oo dhibaato ku noqotay bulshada ku dhaqan Degsiimooyinkaas.

Wakaalada Biyaha Hargiesa ayaa u Muuqata Mid ku hafatay  Hawshii loo igmaday Tan iyo intii Xisbiga Kulmiya talada dalka qabtay.

Comments are closed