Uncategorized

Dhamaan jahliyada iyo ardayda reer Somaliland dalka ugandha waxay Hanbalyo Meher hawada marinyaan: abdi qani mohamed nour (bitijoor) Iyo Marwadisa ubah muhumed maxamud

Dhamaan  jahliyada iyo ardayda reer Somaliland dalka ugandha waxay Hanbalyo Meher hawada marinyaan: abdi qani mohamed nour (bitijoor) Iyo Marwadisa ubah muhumed maxamud

 

 

abdi qani mohamed nour (bitijoor)) IYOMarwadisa ubah muhumed maxamud

 

OO 03 SEP 2012  MEHERKEEDU KA DHACAY MAGAALADA HARGAYSA EE XARUNTA GOBOLKA MAROODIJEEX

WAXAANAY AANU LEENAHAY QOYSKAASI ISKU WAARA OO ISKU REEYA NOQDANA LABADII AQAL-GALKOODA DANBE KU GAADHA BASH-BASH IYO BARWAAQO.

Dhaman asxaabtani   waaxay Hanbalyo Meher u dirayaan abdi qani mohamed nour (bitijoor) Iyo Marwadisa ubah muhumed maxamud.

Waxaana hanbalayadan diraaya dhamaan jahliyada qaybeheeda kala duwan dalka ugandha

MOHAMUUD ALI XASAN (RAYTE)
§ ABDI RISAAQ MOHAMED DAUUD( SHEEKO)
§ ABDI RAXMAAN FUAAD YUSUF( XAYDH)
§ ABDI AZIIS MOHAMED AYAH
§ ABDI FATAX MOHAMED BARUD
§ ABDI RAXMAN AHMED ALI
§ ABDI QANI MOHAMED NOUR (BITIJOOR)
§ OSMAN BARUD FARAX
§ GUDOOMIYE ABDI SHAKUR MOHAMED DHOLA YARE
§ MOHAMED ABDI SHIRE NAATO
§ KHALID AHMED CADAAWE
§ IID CISMAN RAABI
§ MUSTAFE ISMAIL ABDI
§ MOHAMED ABDI DAHIR
§ AHMED MOHAMED ALI
§ MOHAMED MUUSE WARSAME SEENYALE
§ SULDAN OSMAN GUURE
§ MOHAMED AHMED SHACIYE
§ BARE AADAN MACALIN MOHAMED
§ ABDI AZIS ALI MADOOBE
§ MOHAMED FAROOLE
§ ABDI WAHAB MOHAMED NOUR( BITIJOOR)
§ ABDI KARIIN XANAANO
§ LIIBAN AHMED ABDI
§ LIIBAAN DIRIYE
§ ABDI QANI X MOHAMUD OSMAN
§ NASIR ALI KABDHE
§ MOHAMED AWIL
§ SICIID MOHAMED OSMAN
§ MOHAMED AHMED
§ XUSEN MOHAMED NOUR
§ SAED XIIS WARSAME
§ AHMED ABDI TIRIKE RAAN
§ SAED CAWSLE
§ XUSEN MAYGAAG
§ IBRAHIM CADARE ABDI LAAHI
§ MOHAMED JAMAC XUSEIN
§ MUKHTAR ALI CUMAR
§ GARAAD AHMED DIGAALE
§ MOHAMED DANAN
§ ABDI FATAX WARSAME
§ ABDI RASHID OSMAN AMAAAN
§ SAED ALI WARSAME
§ ABDI HAYBE
§ JAMAAL JAMAAC IIMAN
§ Abdi rahman osman
Wariye SDN ee ugandha
KHADAR BITIJOOR

 

 Dhaman asxaabtani haday arday yo dhaman jahliyada qaybeheeda kala duwani waxay tahniyad iyo ducaba u dirayaan Meherka cabdi qani Mohamed nour (bitijoor  Iyo Marwo ubah muhumed maxamuud  oo meherkoodu ka dhacay magaalada hargaysa  Waxanu lamaanaha cusub uga baryaynaa ilaahay inuu ka dhigo lamaane cibaado iyo camal suuban isu kaashada ubad iyo arsaaqad xalaal ahna ilaahay ku irsaaqo.. Waxaanu leenahay ducadii Rasulka ee ahayd Barakalahu lakuma wa baaraka Calaykuma Wa jamaca Baynakuma Bil khayr Aw fil khayr.

WAXAANAY AANU LEENAHAY QOYSKAASI ISKU WAARA OO ISKU REEYA NOQDANA LABADII AQAL-GALKOODA DANBE KU GAADHA BASH-BASH IYO BARWAAQO.

AAMIIIIIIIIN………………………. AAMIIIIIIIIIIIIIIIN…………………….. AAMIIIIIIIIIIIIIIN…………