abdi qani mohamed nour (bitijoor)) IYOMarwadisa ubah muhumed maxamud
OO 03 SEP 2012 MEHERKEEDU KA DHACAY MAGAALADA HARGAYSA EE XARUNTA GOBOLKA MAROODIJEEX
WAXAANAY AANU LEENAHAY QOYSKAASI ISKU WAARA OO ISKU REEYA NOQDANA LABADII AQAL-GALKOODA DANBE KU GAADHA BASH-BASH IYO BARWAAQO.
Dhaman REER bitijoor Iyo dhamaan reer xusein yusuf waaxay Hanbalyo Meher u dirayaan abdi qani mohamed nour (bitijoor) Iyo Marwadisa ubah muhumed maxamud.
Waxaana hanbalayadan diraaya dhamaan xubnaha qoyska ilma Mohamed nour bitijoor
1. Hooyo aamina
2. Hooyo casha
3. Ahmed nasir maxamed nuur iyo xaaskiisa iyo caruurtiisa
4. Layla maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteeda
5. Yasmiin maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteeda
6. Farax maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteeda
7. Yusuf maxamed nuur iyo xaaskiisa
8. Maxamuud maxamed nuur
abdi casiis mohamed nor iyo xaaskiisa caruurtiisa
10. Cabdi kariin maxamed nuur iyo xaaskiisa
11. Muna maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteda
13. Xusen maxamed nuur
14. Ayaan maxamed nuur xajigeeda iyo caruurteda
15. Istahil maxamed nuur iyo xajigeeda iyo caruurteeda
16. Cabdi wahaab maxamed nuur
17. Cabdi lahii maxamed nuur
18. Cismaan maxamed nuur
19. Khalid maxmed nuur
20. Cali iid maxamed nuur
21. Nimco maxamed nuur
22. Warda maxamed nuur
23. Hibo maxamed nuur
Reer xusein yusuf Iyo Dhamaan Reer ilma bitijoor iyo caruurtoodu waxay tahniyad iyo ducaba u dirayaan Meherka cabdi qani Mohamed nour (bitijoor Iyo Marwo ubah muhumed maxamuud oo meherkoodu ka dhacay magaalada hargaysa Waxanu lamaanaha cusub uga baryaynaa ilaahay inuu ka dhigo lamaane cibaado iyo camal suuban isu kaashada ubad iyo arsaaqad xalaal ahna ilaahay ku irsaaqo.. Waxaanu leenahay ducadii Rasulka ee ahayd Barakalahu lakuma wa baaraka Calaykuma Wa jamaca Baynakuma Bil khayr Aw fil khayr.
WAXAANAY AANU LEENAHAY QOYSKAASI ISKU WAARA OO ISKU REEYA NOQDANA LABADII AQAL-GALKOODA DANBE KU GAADHA BASH-BASH IYO BARWAAQO.
AAMIIIIIIIIN………………………. AAMIIIIIIIIIIIIIIIN…………………….. AAMIIIIIIIIIIIIIIN…………

