Uncategorized

Dhaman dhamaan xubanaha ilma c/raxman digaale mire waaxay Hanbalyo Meher u dirayaan boqorka Iyo boqorada abshiir mohamed hariir iyo xamda c/raxmaan digaale

 

 

 

 

 

 

Dhaman dhamaan xubanaha ilma c/raxman digaale mire   waaxay Hanbalyo Meher u dirayaan boqorka Iyo boqoradaabshiir mohamed hariir iyo xamda c/raxmaan digaale

Waxaana hanbalayadan diraaya   mohamud c/raxman digaale mire iyo dhaman xubnaha ehelka iyo asxaabta   kala ah

o    hibaaq c/raxmaan digaale
mohamed c/raxmaan digaale
hibo c/raxmaan digaale
mohamuud c/raxmaan digaale <food digaale>
ridwaan axmed digaale
sahra c/c/raxmaan digaale
c/kariin axmed digaale xaaskiisa
c/casiis axmed digaale  xaaskiisa
cumarriid axmed digaale
hoodan axmed digaale
asma boqor raabi yuusuf
khaliid boqor rabi yuusuf

 aabtiyo xasan maxamed cismaan
abtiyo c/laahi maxmed cismaan
abtiyo ilayas maxmed cismaan
asma boqr iyo ooda geda
iyo shaafic c/ raxmaan digaale

fardawsa axmed digaale
c/ majiid axmed digaale

xamse adaan tarabi

jamaal jamac iiiman

mubaric osman xaydh

shaafici Mohamed ali abdilaahi

o    jamaal deeq cabdi lugay
siciid deeq cadi lugay

o    wariye khadar Mohamed nor (bitijoor)

o    wariyeabdi qadir ciid bay

o   

·         OO 06 SEP 2012  MEHERKEEDU KA DHACAY MAGAALADA HARGAYSA EE XARUNTA GOBOLKA MAROODIJEEX waxaanu ka dhacay hotel scandiavian

·         WAXAANAY AANU LEENAHAY QOYSKAASI ISKU WAARA OO ISKU REEYA NOQDANA LABADII AQAL-GALKOODA DANBE KU GAADHA BASH-BASH IYO BARWAAQO

KHADAR BITIJOOR

 

 Dhaman hanbalyo meher waxa  waxay tahniyad iyo duco u dirayaan Meherka boqorka Iyo boqoradaabshiir mohamed hariir iyo xamda c/raxmaan digaale oo meherkoodu ka dhacay magaalada hargaysa  gaar ahaan hotel scandiavian Waxanu lamaanaha cusub uga baryaynaa ilaahay inuu ka dhigo lamaane cibaado iyo camal suuban isu kaashada ubad iyo arsaaqad xalaal ahna ilaahay ku irsaaqo.. Waxaanu leenahay ducadii Rasulka ee ahayd Barakalahu lakuma wa baaraka Calaykuma Wa jamaca Baynakuma Bil khayr Aw fil khayr.

WAXAANAY AANU LEENAHAY QOYSKAASI ISKU WAARA OO ISKU REEYA NOQDANA LABADII AQAL-GALKOODA DANBE KU GAADHA BASH-BASH IYO BARWAAQO.

AAMIIIIIIIIN………………………. AAMIIIIIIIIIIIIIIIN…………………….. AAMIIIIIIIIIIIIIIN…………