Uncategorized

Video: XAQSOOR oo xaflad balaadhan 7 musharax ku soo bandhigay Borama

Borama Sept 06,2012(SDN)-Wafti balaadhan  oo ka socda XAQSOOR oo uu hogaaminayo AhmedNur AwCabdi Shaacir ayaa si balaadhan loogu soo dhaweeyey magaaladda Borama. Munaasibad si
wanaagsan loo soo agaasimay oo ka dhacday Huteelka Mana Guest House ayuu XAQSOOR ku soo bandhigay 7 musharax oo uga qayb galaya doorashada golaha degaanka.

Halkan ka daawo muqaal ku saabsan xaflaadaasi