Uncategorized

DHEGEYSO Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Wadada Ceerigaabo Xil. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle”Wadada Ceerigaabo waa ay ka muhiimsan tahay kuwa kale

Hargeysa Mar 02,2014(SDN)-Gudoomiye ku-xigeenka Guddiga Wadada Ceerigaabo Xil. Cabdiraxmaan Maxamed Talyanle,ayaa ka warmay maanta halka ay  u marayso Hawshii ay u igmnaaayeen  qaadhaan ururinta jidka dheer ee  isku xidha Burco iyo Ceerigaabo.

Waxaana uu rajo fiican oo yididiilo leh ka muujayay Suura galnimadda in waddadaa lagu guulaysto dhamaystirkeeda.

Waxaana uu sheegay in aanay wax laga hadlo ahayn wararka sheegaya in wadooyinka farahabadn ee socdaa ay saamayn isku yeelanayaa,isaga oo tilmaamay in midkastaba wakhtigeeda la dhamany doono,laakiin ay kala muhiimsanyihiin.waxaana uu si gaar ah farta ugu fiiqay muhimadda ay leedahay waddada Ceerigaabo oo dalka qeyb ka mid ah oo maqnayd lagu soo xidhayo.

Halkan kaga bogo Waraysigii oo dhamaystiran.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/talyane.MP3″]

HALKAN KA DHEGEYSO WEREYSIGA UU WERIYE DAACAD LA YEESHAY XIL.TANYANLE