Uncategorized

Boobe:Guddida Turbixinta Kulmiye ma waafaqsana sharciga xisbigaasi,madaxweynuhuna xil kama hayo xisbiga DHEGEYSO

Hargeysa Mar 02,2014(SDN)-Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Warfaafinta,dhaqanka iyo Wacyi-galinta JSL,Md. Boobe Yuusuf Ducaale,ayaa si adag uga  Horyimid  Go’aamadii ay Guddigii Turxaan bixintu ka soo Saareen Khilaafkii Xisbiga Kulmiye.waxaana uu Muj: Boobe arintaa Ku tilmaamay mid aan caqli saliim ah ku dhisnayn,aanay sharci daro tahay.

Waxa uu dhinaca kale, tilmaamay in aanu jirin meel ay ku cadahay in Madaxweynuhu uu Guddi u saari karo Khilaaf la sheegayo inuu ka jiro Xisbiga Gudihiisa.

Ugu danbayntiina waxa  usoo jeediyay Gudoomiye Muuse Biixi inaanay goobta waxba u ool oo inta ay goori goor tahay uu is baraxo.

Waraysigan oo dhinacyo badan taabanaya oo uu sidoo kale, kaga hadlay Arinta muddo Kordhinta ee Xiliyadan sida aadka ah looga hadalyo Somaliland ayaanu idiin soo gudbinaynaa.

Hadaba halkan kaga bogo Waraysigii oo dhamaystiran.

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/bobe.MP3″]

 

HALKAN HOOSE KA DHEGEYSO WAREYSIGA UU WERIYE DAACAD LA YEESHAY MUJJ BOOBE YUSUF