Uncategorized

Dowlada Somalia oo shaacisay tirada muwaadiiniintii Soomaaliyeed ee sanadkaan ku dhintay Cimrada xajka

somali
Muqdisho20/oc/2014(SDN/QJ)Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee xukuumada Somalia,Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa shaacisay tirada dadkii Soomaalida ahaa ee sanadkaan ku geeriyootay gudashada waajibkaada xajka

Isagoo saxafiyiinta kula hadlayay caasimada Mr Ridwaan waxaa uu sheegay in 4 qof oo Soomaali ah ay sanadkaan ku dhinteen xajka.

Waxaa uu sheegay in Somali badan oo ay ku jireen madaxda dowlada Somalia ay sanadkaan tageen xajka isagoo u hambalyeeyay Soomaalidii sannadkan nasiibka u yeelatay inay gutaan waajibka xajka.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta ee xukuumada Somalia,Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa isagu ka mid ahaa Soomaalidii soo xajisay sanadkaan.

Inta badan qaar ka mid ah muslimiinta xajineysa sanad walba ayaa ku geeriyooda xajka oo

Muqdisho SDN/QJ

Concat@Somalidiasporanews.com