Muqdisho April 07 2013 (SDN)— Dowladda Soomaaliya ayaa ka hadashay digniitii Shalay Ka soo baxday Wasaarada Arrimaha Dibadda Ingiriiska oo ku aadaneyd in muwaadiniinteeda aysan u safrikarin Soomaaliya iyo Magaalada Muqdisho madaama ay qataro badan ka jiraan.
Wasiirka Warfaafinta ayaa arrimahaasi ka hadalay.
