Washington 21.Jan 2014 (SDN)- Drs Edna Aadan Ismaaciil ayaa Waraysi Dhinacyo badan Taabanaya Waxay Siisay Telefishanka Al Jazeera Waxaanay Si Xeel dheer uga Hadashay Xaaladaha Dhinaca Caafimaadka Gaar ahaan Hooyada iyo Dhalaanka iyadoo Sheegtay in Sababaha ay u aasaastay Cisbitaalka Weyn ee Edna Hosbital ay ku Qotonto baahida Caafimaad ee ay ka dareentay Somaliland .
Washington SDN.
Qurbejoog.com
