Uncategorized

Faah Faahin: Halkuu Marayaa Shirka Maamul U Sameynta Jubooyinka (Dhageyso)

Kismaayo April 07 2013 (SDN)— Guddiga Maamul Sameynta Jubaland ayaa faah faahin ka xiyay halka ay wax marayaan shirka Ka soconaya Magaalada Kismaayo.

Guddoomiyaha Gudiga Maamul U Sameynta Jubooyinka Macalin Max’ed ayaa faah faahin ka bixiayay howsha hada ka soconeysa Magaalada Kismaayo waxaana uu ka hadlay guulaha ay gaareen iyo waxa u dhiman.

Halkan Ka Dhageyso