Minneapolis April 14,2013(SDN)-Fanaanada Saado Cali Warsame ayaa hees u qaaday dalka Jamhuuriyada Jabuuti oo mudo haatan ay ka jirto jahawareer siyaasadeed.
Heesta oo dadka reer Jabuuti ka waanineysa xumaha Afrika beryahan ku habsaday,isla markaana u duceysey,Dhegeysi Haboon
