|

Fannaanada Caanka Ah Ee Maryan Mursal Oo Hargeisa Lagu Soo Dhaweeyay & Kooxda Xidigaha Geeska oo Hadhiimo Sharafeed u Sameeyay DAAWO

Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Fanaanadii Caanka ahayd ee Maryan Mursal Ciise kana mid ahayd Kooxdii Hobolada Waabari ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyaay magaalada Hargaysa,Sidoo kale Waxaa Fanaanada soo dhaweeyay Fanaaniin badan oo ay ka mid yihiin kooxda Xidigaha Geesku.

Kooxda Xidigaha Geeska Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Maryan Mursal

Comments are closed