|

Wasiir Caddaani oo Ku Margaday inuu Ka Mid Noqonayo Golaha Wasiiradda ee Cusub ee uu soo Dhisi doono Madaxweynaha la Doortay ee Somaliland DAAWO

Hargaysa 23. November 2017 (SDN/QJ):-Wasiirka wasaaradda warfaafinta iyo Wacyigelinta Jamhuuriyadda Somaliland Md-Cismaan Cabdilaahi Saxardiid (Caddaani ) oo Maanta Warbaahinta la Hadlay ayaa Hambalyo u Diray Madaxweynaha La Doortay ee JSL Mudane Muuse Biixi Cabdi Iyo Madaxweyne Ku Xigeenkiisa Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici Halka uu Sidoo Kalena ku Bogaadiyey Murashixiintii Xisbiyadda Waddani Iyo Ucid aqbalaadii Natiijadii Komiishanku soo Saaray.

Comments are closed