|

‘’Faysal Cali Waraabe Waa Bakoorad Maalinba Ninkii Xaragoonayaa Qaato…”Xildhibaan Qabiile DAAWO

Hargaysa 01.July 2016 (SDN/QJ):-  Xildhibaan Maxamed faarax Qabiile oo ka tirsan xildhibaanada xisbiga ucid ugu jira golaha wakiilada Somaliland ayaa guddoomiyaha xisbiga ucid ku edeeyay inuu jabiyay Go’aamadii ka soo baxay Gudida Ururadda Siyaasada iyo Asxaabta qaranka ee sheegayay inaanu Mas’uul inta dacwadu dhamaanayso aanu ku hadli Karin magac xisbiga ucid, waxaana uu ku edeeyay inuu jabiyay 40 qodob ee Xeerka Xisbiga Ucid ka kooban yahay.

Comments are closed