Uncategorized

“Golaha Wakiiladu Waxba kama Oga Hogaaminta Waddanka” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble {DHAGAYSO}

Hargaysa 04.May 2014 9SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Maxamed Rooble oo ka Mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada ayaa Maanta Sheegay in Golaha Wakiilada ee uu Ka tirsan aanu haba yaraatee wax ka ogayn Hogaaminta wadanka .

Xildhibaankan oo ka Tirsan Xisbiga Kulmiye ayaa Mar uu maanta Fikirkiisa ka dhiibanayay Wax ka bedel lagu sameeyo Ajandaha Kalfadhigooda ayaa dalbaday in Gacanta Golaha lagu soo Celiyo Xeerka diiwaangelinta Muwaadinka iyo ka Codbixinta Sidoo kale waxa uu dalbaday in la ogaado Talada uu Golahoodu ku leeyahay Maamulka Qaranka.

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO XILDHIBAAN SICIID CILMI ROOBLE
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/SiciidCilmi04M.mp3″]
Hargaysa SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com