|

Golaha Wasiirada oo Maanta kulankoodii ku ansixiyay sharciga Qiimaha Canshuuraha

Khamiis, Feb. 28, 2013—–Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shirkoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoominayay Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid), iyadoo looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen warbixino laga dhagaystay Wasiiro ka soo noqday safaro shaqo oo ay ku tageen dalalka Suudaan iyo Ethiopia, Amniga, iyo Ansixinta Tariifo ku meel gaar ah oo lagu qaadayo canshuuraha.
Ugu horayntii Golaha ayaa warbixin k

Comments are closed