|

Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliyeed oo la kulmay Garoorayaasha Maxkamada Sare

Muqdisho, Soomalia,Febraayo,28 )2013Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan xassaasi ah Madaxtooyadda kula qaatay 60 Garsorayaal oo ka kala socday Maxkamada Sare, Maxkamada Dhexe iyo Maxkamada Gobolka.
Kulanka ayuu Madaxweynaha kaga hadlay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa Garsoorka oo tiir weyn ka ah “Lixda Tiir Siyaasadeed” ee Madaxweynaha.

Madaxweyne Xassan ayaa wuxuu yiri” Sidii aan horay idiinku sheegay in la xushmeeyo cadaaladda waxey ka bilaabataa

Comments are closed