|

Guddomiyaha jaliyadda Somaliland ee dalka ugandha oo guul ka gaadhay sii daynta dad u dhashay Sland oo ku xidhna xuddudka uu dhexeeya kenya iyo ugandha

Guddomiyaha jaliyadda Somaliland ee ugandha Md siciid cawsle ayaa baryahanba ku mashuulsana sidaaynta muwaadin reer Somaliland oo mudooyinkan danbe ku xidhna xuduuda udhaxaysa Kenya iyo Uganda kadib markii ay damceen inay ka gudbaan xudka Kenya la wadaagto dalka uganda .
Hadabo guddomiyaha jaliyada Somaliland dalka ugandha Mudane cowsle  ayaa xal  ka gaadhay siidaynta dadkan, oo in mudo ah ku xanibnaa, waxa uu akhirki ku guulaystay inuu siidaayo muwaadiinta reer Somaliland oo ku xidhnaa hadana ay muwaadiintaasi ku suganyihiin nayrobi ee wadanka Kenya, sida uu noo cadeeyay Gudoomiye Saciid cowsle  mar uu xafiiska bariga iyo badhtamaha Africa ee shabakada  calamaiga ah ee togaherernews uu khadka telphonka kula xidhiidhay guddomiye siciid cowsle ayaa waxa uu xaqiijiyay in uu in mudaaba ku guda jiray siidaynta muwaadiniinta reer somaliland sidii uu sii dayn lahaa iyado buu yidhi nala martay sidii aan siidayn laha maraaxil adag oo kala duwan ilahayna marki danbe uu nagu guuleyey inaanu sii wada daayo.
Mar aanu wax ka weydiinay waxayaabaha sababay xidhiga dadkan?
ayaa waxa uu yidhi waxa sababay in muwaadiintan lagu xidho iyago aanay sharciyada lagu galaayo dalka kenya aanay dhamays tirnayn  ayaa xadhigooda ka danbaysay.
Suaal kale oo aan guddomiyaha weydinay oo ahyd qaabka uu maray sidaynta muwaadiinta Somaliland ayaa waxa uu yidhi ,waxaan sidaynta muwadiintan marka hore la kashaday ilhay marlabaad waxaan arinka ka samyey inaan la kashado muwadiin reer Somaliland oo magic iyo maamuus ku leh wadamada east Africa haday yihiin ganacsato iyana igala qayb qaatay sidaynta muwaadiintan .
Guddoomiyah oo hadalkiisa sii wata ayaa waxa inta raaciyey  oo uu kula dardaar may muwaadiinta Somaliland iyo somaliya inay marka horaba fiican tahay inay dhamays tirtaan sharciyada dal ku galka ah si aany ugu dhicin arimahan oo kale oo runtii sii dayntoodu aad adag tahay hadii anay wax walba sii dhmays tiran  midaasina  waa iga dardaaran,waxa kale oo guddomihu uu soo jeediyey dhaman jaliyada Somaliland ee dalka ugandha inay ogaadaan iskana  ilaaliyaan isku duubnidooda wixi wax dhimaaya  iska qabtaan cid wal oo midnimada wax uu dhimaysa waana mida kaliya  guul ku gaadhi karno.
Guddomyaha oo aanu weydiinay tirade muwaadiinta xidhna?
Ayaa waxa noo sheegay inay ahayeen 7 qof intuba rag yihiin waxaanu yidhi guddomiye saed kuwan howshoodu dhamate inay muwaadiinta kale fiiro uga yeeshan inay dhamays tirtaan wax walo looga baahan yahay ayuu hadalkiisa kusoo afmeeray.
Togaherernews xafiiska  bariga Africa ugandha/kampala
+256791661106
Wariye Khaddar bitijoor

Comments are closed