London Sept 20,2013(SDN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID laantiisa dalka UK Md Maxamed Jaamac Koodbuur ayaa wareysigan waxa uu uga waramayaa xaaladahii ugu danbeeyay ee Xisbiga UCID iyo Jamhuuriyada Somaliland.
Guddoomiyaha ayaa waxa uu si gaara uga waramayaa khalaaf la sheegay in uu soo dhexgalay UCID masuuliyiintooda sare iyo fashilka maamulka madaarka Hargeysa,DAAWO.
