|

Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Ka Hadlay Kulan Maanta ay La Yeesheen Madaxweyne Siilaanyo iyo Arrimihii Lagu Go’aamiyay {DHAGAYSO}

Hargaysa 31.May 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Guurtida ee Somaliland Mudane Saleebaan Maxamud Aadan Ayaa ka Hadlay Kulan dhex  maray Maanta ergadii Golaha Guurtida Iyo Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxmaed Maxamud Siilaanyo.

Gudoomiyaha Golaha Guurtida oo Warbaahinta kula hadlayay Xafiiskiisa ayaa Sheegay in Madaxweynuhu ka Ogolaaday inay Garabkiisa Kulmiye Joojiyaan Shir loo qaban lahaa Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye Maalinta Beri ah.

Gudoomiyuhu Waxa uu Shacabka ugu Baaqay inay Nabadgalyadooda ka shaqeeyaan Isla markaana aanay ku dhex milmin Khilaafka Xisbiga Kulmiye.

Guji Halkan oo Mobilkaaga ka dhagayso hadalka Gudoomiye Saleebaan Maxamud
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Saleebaan31(1).mp3″]
Hargaysa SDN/QJ

contact@qurbejoog.com

contact@somalidiasporanews.com

Comments are closed