|

“Golaha Guurtida Waxaan Ilaahay uga Baryaynaa inay ku Guulaystaan Khilaafka Kulmiye Mid ayaanse uga Digaynaa…” Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}

Hargaysa 31,May,2014(SDN/QJ)- Waxa Maanta Xaflad balaadhan loogu qabtay Hotelka Maansoor ee Magaaladda Hargaysa  Taageerayaal Cusub oo ku soo biiray Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani.

Xaflad aad u heer saraysay oo lagu qaabilayay Cududan Taageero ayaa wax ka soo qayb galay Madaxda ugu saraysa Xisbiga Waddani sida: Gudoomiyaha,Xog-hayaha Guud,Xildhibaanada Golaha Wakilladda ee Golaha Wakiiladda iyo Saaraakiil aad u tiro badan oo ka tirsan Xisbiga Waddani.

Gudoomiyaha Xisbiga oo la hadlay Taageerayaasha cusub ayaa si qalbi furan ah ugu soo dhaweeyay Xisbiga,isaga oo sheegay in maanta laga bilaabo ay door iyo kaalin ku yeelan doono Jaan-goynta Siyaasadda iyo Higsaiga Xisbiga

GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO KHUDBADA GUDOOMIYE CIRRO
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/Cirro31.mp3″]
SDN/QJ-Hargaysa

daacad@qurbejoog.com

contact@somalidasporanews.com

Comments are closed