Hargaysa 03.Dec 2013 (SDN)- Guddomiyaha Xisbiga Ucid Eng.Faysal Cali Waraabe ayaa Xukumadda Siillanyo ku eedeyey in Dalkii dhamaa ee lagu aaminay ay kaga mashquushay Siddii ay Xisbiyada Mucaaridka Taako ugu dhigi lahayd, Waxa kale oo uu xusay in Xukumadu tahlikariwayday in ay Jawaab ka bixiso Farro galinta maamul goboleedka Puntland ay ku sameysay Xuduuda Somaliland ee Magalaada Taleex, waxa kale oo uu ka hadlay sidii deynta Xukumadu sii daysay ninkii ku eedeysanaa Weerarkii lagu qaaday Wergeyska Hubaal.
Siddasi waxa uu ku sheegay mar uu warbaahinta ugu waramayey Magaalada Hargeysa.
Guji halkan oo Mobilkaaga ka Dhagayso hadalkii Gudoomiyaha Ucid
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/faysalca.mp3″]
Hargaysa SDN.
Qurbejoog.com
