Uncategorized

Gudoomiye Cirro oo Sheegay inaanu Xumaan u Hayn Dhigiisa Ucid,Cadeeyayna in aanay Jirin eedo uu u soo Jeediyay Gudoomiye Faysal DAAWO

Hargaysa 23.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada iyo Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa Gebi ahaanba Meesha ka saaray Eedo uu dhigiisa Ucid Eng Faysal Cali Waraabe u soo jeediyay kuwaas oo salka ku hayay Khilaafkii Golaha Wakiilada oo uu Gudoomiyaha Ucid ku dooday in C,raxmaan Cirro uu Beesha uu ka soo jeedo Qaylo kula dhex dhacay isla markaana aanu Wax talo ah kala yeelan Mucaaridka.

Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Waraysi gaar ah siiyay Telefishanka HCTV Gaar ahaan Barnaamijka Hal adayg Daawasho Wacan.