Laas Qoray 01.Sep 2013 (SDN)- Maayarka Laasqoray Oo Beeniyay Warar Laga Qoray Oo Sheegayay Inuu Bixiyay War sheegayay in Magaalada Laasqoray ay ka soo Degaan Lacago Faalso ah oo Mudooyinkii u danbeeyay Caqabad ku noqday Shacabka Gobolka Sanaag oo La Kadeedan lacagaha Shilling Somaliga .
Gudoomiyaha Laas qoray waxa uu cadeeyay inaanu waxba ka Jirin Warkaas isaga lagu shaabadeeyay .
http://www.youtube.com/watch?v=dFjs1H6NvGI&feature=youtu.be
Laas Qoray SDN.
Qurbejoog.com
