|

Halkan Ka Daawo: Askari Ka Tirsan Saldhiga Arabsiyo Toogtay Taliyihiisa Ka Dib Markii Dacwad Iskula Tagen Maxkamad Gabilay

ladileeeeeeey

Hargeisa  30/902014(SDN/QJ)Askari Ka Tirsan Ciidanka Booliska Degmada Arabsiyo Ee Gobolka Gabiley Ayaa Maanta Toogtay Talyaha Degmada ArabsiyoCabdi Casae Oo AHaa Talyihiisii Talyaha La Toogtay Ayaa Waxaa Ku DHacay Sida Ay Noo Sheegeen Dad Goob Jooga Shan Rasaasoot Oo Qaar Kmida Ay Kaga Dhaceen Talyaha Meelo Halisa Isla Markaana loolasoo Carar Isbitalka Magaalada Gabiley Kadibna Ay dhakhaatiirtu Sheegeen In ayna waxba kaga qaban Karin isbitaalkan Oo Loobahanyahay in Si deg dega loo geeyo isbitaalka guud ee hargaysa kadibna loola carary isbaitaalka guud aee hargaysa iyadoo talyahan xaaladiisu caafimaad ay aad uliidatay balse gacanta lagu dhigay askarigii toogtay talyaha Balse waxa LA sheegay in uu ka dhexeeyay khillaaf isla markana talyaha la toogtay uu dacwad ukeenay saldhiga qaybta gobolka gabiley,isla markaan Iyadoo Kiiska dacwada la baadhayo uu askarigan ku furay rasaas intaa kadib maaayerka degmada gabiley shacayb maxamed muuse ayaa warbaaihta ugu waramayxaalda talyaha la toogtay isagoo sheegay maayerku in hada la hayo askraigii toogtay talyaha degmada arabsiyo xaaladiisa caafimaadna l;ala tacalay

\

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed@Qurbejog.com

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed