|

Halkan Ka daawo:Wasirka Caafimaadka Somaliland Ayaa Saaka ka Hadlay Dhaawacii Taliyaha Arabsiyo

xaglo

Hargeisa 30/9/2014(SDN/QJ) wasiirka wasaarada  caafimaadka somaliland  axmed saleban xaglo  toosiye ayaa  saaka ka hadlay  dhaawacii taliya  degmada arabsiyo oo saaka askari  ka tirsan  saldhiga arabsiyo ku toogtay  maxakamada gabilay  ka dib  marka ahalkaasi  ay u tagen  dacwad  ay  isku hayen

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed@Qurbejog.com

Concat@Somalidiasporanews.com

Comments are closed