Khilaafkan ayaa salka ku haya muran Dhuleed oo u dhexeeya Goleyaasha Deegaanka Caasimadda Hargeysa iyo Degmadda Salaxlay oo ka tirsan Gobolka Marood-jeex, kaas oo labada dhinacaba ay isku maan-dhaafsan yihiin cida maamulaysa dhulkaasi oo ku yaala Deegaanka Toon oo dhinaca Koonfureed kaga beegan Magaaladda Hargeysa.

Hargeisa SDN/QJ
Maxamed Aadan Qurbe Joog
Concat.somalidisaporanews.com
