|

Halkan ka Daawo Hanaankii Madaxweyne Siilaanyo loogu soo Dhaweeyay Deegaamada Gobolka Gebilay {DAAWASHO WACAN

Hargaysa 30.Nov 2013 (SDN)- Wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta magaalada Gebilay kaga qayb galay Munaasibad loo sameeyay dufcadii 1aad ee Ka Qallin Jebisa Jaamacada Timcade ee Magaalada Gebilay.

Madaxweynaha iyo Weftigiisa waxaaa si diiran loogu soo dhaweeyay Deegaanka Gobolka Gebilay.

Hargaysa SDN.

Qurbejoog.com

 

Comments are closed