|

Halkan Ka Daawo: shirkada sharaabka ee SBI ayaa maanta waxa ay magaalada hargeisa kusoo bandhigaty gabo gabada barnamij ay bilawdeen bishii barakaysnyyad ee ramadaan

Capture

Hargeisa 31 july 2014 (SDN/QJ) shirkada sharaabka ee SBI ayaa maanta waxa ay magaalada hargeisa kusoo bandhigaty gabo gabada barnamij ay bilawdeen bishii barakaysnyyad ee ramadaan taasi oo ay ugu talo gashay in bishaasi cidii iibsata hal caagad o sharaab ah ay u dulsaaran tahay 50 shilin oo sln shiling ah isla markaasna sadao loo siinayo dadka iyagu dhibaataysan, waxaana maanta munaasibad lagu qabtay xarunta shirkada sbi ayna kasoo qayb galeen mas,uuliyiinta ugu saraysa wasaarada diinta iyo awqaafta , waxaana goobtasi lagu gudoonsiyey xarumaha agoomaha magaliyinka hargeisa burco boorama iyo xarunra dhimirka ee dhqatarka wayn ee magaalada hargeisa ugu horayn waxa madasha ka hadlay gudoomiyaha shirkada sbi musyafe geele arab oo ka waramay ujeedada barnaamijkan iyo lacagtii 50 shilin ahayd inta ay noqotay iyo sida ay u kala bixiyeen wasiirka diinta iyoawqaafta somaliland sheekh khaliil axmed c/lahi ayaa isna halkas ka hadlay waxa iyaguna darenkooda cabiray sida ay u arkaan deeqdan kasoo gaadhey shirkada sharaabka ee sbi mas,uuliyiinta xaruhimii deeqdaasi kasoo baxday adeegasi ay suuro galisay sbi waxaana gabo gabdii munasibadaasi halkaasi la gudoonsiiyey lacagihii kala duwanaa ee loogu talo galay xarumhaasi aasaasiga ah

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed Aadan Qurbe Jog

Concat@somalidiasporanews.com

Comments are closed