|

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxmuud Silaanyo oo la kulmay gudida kulmiye ee uk halkan ka daawo sawiro

London 31July14(SDN/QJ/ Madaxweynah somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Silaanyo ayaa kulan balran la yeeshay  gudida kulmiye oo kaas oo ka  dhacay  magaalada london kulankaas oo ahaa mid qiimo badan,  Waxa looga  hadlay arimo door ah  oo ku saabsan xisbiga iyo xukuumadii ka dhalatay  halka ay hawshoodu marayso iyada oo aad loo  lafa guray wax qabadkii xukuumad iyo xidhiidhka qurba joogata,  tageerayaasha kulmiye waxaa laysla qiray in wax badan xukuumadu qabatay waxii ka dhimana ay fulin doonto lana adkeeyey   xidhiidhka kulmiye iyo xukumadiisu  la lee yihiin dhamaanba bulshada iyo  taageerta xisbiga  taasoo ay ka hadleen madaxda Uk ee kulmiye iyo madaxweynah iyo wasiirka waxbarashada Samsam  waxaana aad iyo aad laysugu af gartay dhamaanba wax yaabihii laysla soo qaaday taasi waxay daliil u tahay in xisbiga kulmiye iyo madaxdiisu ay mar walba heegan u yihiin wada tashi iyo wada xaajood iyagoo ka duulaya  maxaa idiin  qabsoomay maxaa idinka dhiman waana  wax yaabah ay dimuqraadiyadu farayso xusbiga  iyo xukuumadiisa taas oo uu xisbigu caan ku yahay  dhamaanba waxaa farxad ku soo dhamaady kulankii maanta oo runtii kulan taariikhiya ahaa iyadoo madaxweynahuna uu mar walba heegan u yahay xusbigiisa iyo bulshada reer somaliland gabagabadii ayaa madaxwaynahu u mahad celiyeey gudida uk ee xisbiga kulmiye

Halkan ka daawo sawiradii kulanka madaxwaynaha

uploads complete 195uploads complete 194uploads complete 192uploads complete 191uploads complete 188uploads complete 197

Comments are closed