|

Halkan Ka Daawo :Taliyaha Ciidanka Booliska Oo Tacsi U Diray Geeridii Taliyihii Saldhiga Degmada Arabsiyo Oo Galabta Ku Geeriyoday Cistitaalka Guud Ee Hargeisa

fadal

Hargeisa 30/9/2014(SDN/QJ) taliyaha ciidnak bilayska somaliland c/laahi fadal  iiman  wasiirka caafimaadka xaglo toosiye  iyo wasiro  yaa galabta  ka hadlay  geeridii  ale ha u naxariistee taliyihii saldhiga arabsiyo  oo saaka arkari  ka mida saldhiga arbsiyo  ku toogtay  maxkada gabilay  uu galabta ku geriyday  cisbitaalka guud e hargeisa

Hargeisa SDN/QJ

Maxamed@Qurbejog.con

Concat@somalidiasporanews.com

Comments are closed