Skip to content
June 6, 2026
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
  • Madaxa NISA iyo Sheekh Shariif oo Wadahadallo Amniga ah ka yeeshay Mudaharaadyada la qorsheeyay Juun 4.

qurbejoog

qurbejoog

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo
  • Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho
  • Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland
  • Warbixin Kongareeska Mareykanka loo diyaariyay oo Muujisay Muhiimada Somaliland
  • Iiraan iyo Xuutiyiinta oo ka Walaacsan Isbahaysiga Mareykanka iyo Somaliland ee Xakamaynta Badda Cas
  • Madaxa NISA iyo Sheekh Shariif oo Wadahadallo Amniga ah ka yeeshay Mudaharaadyada la qorsheeyay Juun 4.
Uncategorized

Hambalyo Madaxda xisbiga kulmiye

WebmasterApril 30, 201401 mins

Guul iyo Hambalyo Madaxda Xisbiga Kulmiye
Anigoo ku hadlaya magacayga, ka Guddiga Kulmiye ee W/Ameerika, iyo ka dhamaan tageerayashaba. Waxaan hambalyo kal iyo laaba u soo dirayaa hogaanka Xisbiga Kulmiye ee mar kale ku guulaystay taladii xusbul xaakimka Kulmiye. Illaahayna waxaanu uga baryaynaa inuu u fududeeyo hawshaa culus ee ay mar labaad dhabarka u riteen.

Guul iyo Gobonimo Somaliland.

Xoghaya Kulmiye ee W/Ameerika.

Samia Fisher,

Ottawa Canada

Tagged: Features

Post navigation

Previous: Dawlada Kenya oo ka aamustay jawaab ka bixinta xarigii Qunsulka Soomaaliya iyo eedo argegixiso oo soo baxaya
Next: Kismaayo Sadex Askari oo Ka Tirsan Maamulka Juba oo Xalay lagu dilay

Related News

Cadaadis Caalami ah oo lagu joojiyay dagaalladii Muqdisho

adminJune 4, 2026June 4, 2026 0

Report to Congress on Potential Areas for Improved United States Engagement with Somaliland

adminJune 3, 2026 0

Find Us On

Category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

category

  • Home
  • Wararkii ugu Dambeeyay
  • Featured
  • dacwada
  • wareysiyo

Find Us On

Somali Links

  • Hadhwanaag
  • Hiiraan
  • Togaherer
  • Somalilandpost
  • baligubadlemedia
  • dhaqanbile
  • Best Language Services
  • Hubaal Newspaper