Uncategorized

Hargaysa Booyad Shiidaal Siday oo Qalibantay iyo Qarax ka dhashay SAWIRO

Hargaysa 04.May 2014 (SDN/QJ)- Booyad shidaal oo nooceedu yahay waaraad isla markaana shidaal sidday,ayaa ku gadoontay agagaarka xarunta CID-da ee magaaladda Hargeysa dhismayaasha u dhaw guriga uu deggan yahay Madaxweyne Ku-xigeenkii hore Axmed Yuusuf Yaasiin iyo inta u dhaxaysa Xarunta CID-da.

Photo File
Photo File

booyada ayaa la sheegay inay qalibantay ka dibna ay qaraxday halkaana uu a kacay dab aad u xoogan.

inkasta oo aan wali la xaqiijin inta qasaaraha ka dhashay uu leeg yahay hadana dad goob joog ah,ayaa Noo xaqiijiyay inay jiraan guryo dabku gaadhay oo gubtay inkasta oo goob jooayaashu aanay wax qasaare nafeed ah sheegin.

booyad5 booyad4 booyad3 booyad2 booyad1

Hargaysa SDN/QJ.

contact@qurbejoog.com

contact@somalidisaporanews.com