Buuhoodle 04.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaarada Caafimaadka ee Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Maanta Socdaal Shaqo ku tagay Magaalada Buuhoodle halkaas oo Si balaadhan loogu soo dhaweeyay .
Wasiirka Wasaarada Caafimaadka ee Somaliland ayaa Dadweynaha ku dhaqan Magaalada Buuhoodle Waxa uu kala Hadlay Meel Fagaare ah waxaanu sheegay inuu Gobolkani dalka intiisa kale dib uga dhacay Waxaanu intaas raaciyay inuu Xukuumada Somaliland Mashaariic horumarineed ka fulinayso Gobolka Buuhoodle.
GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII WASIIRKA CAAFIMAADK
[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/XagloBuuhoodle.mp3″]
Buuhoodle SDN/QJ.
contact@qurbejoog.com
contact@somalidiasporanews.com
