Hargaysa 28. July 2017 (SDN/QJ):- Magaalada Hargeysa waxaa ku taalla xaafad u dhow madaxtooyada oo ay dagan yihiin dad danyar ah oo noloshu ku adag tahay.
Dadkan ayaa sheegay in mas’uuliyiinta Somaliland ay dayaceen iyagoo dhanka kalena sheegay in aanay codkooda siin doonin Murashixiinta Madaxweyne maadaama aanay Jirin Cid wax u qabatay.
https://www.youtube.com/watch?v=T-c9ei-YZBQ

