Uncategorized

haweeney Soomaali ah oo ku geeriyootay qarax ka dhacay Kabull

Kabul Jan 19,2014(SDN)-Qarax ay Ku dhinteen dadkii u badnaa intii dagaaldu dalka Afgaanistaan ay ka socdeen ayaa waxa Ku nafwaayay 18 ruux oo Soomaali Ku jirto.

Qaraxan oo ka dhacay maqaaxi ay ka cunteeyaan dadka ajaaniibta ah EE dalkaasi u shaqo taga.

Dawlada Afgaanistaan oo falkan ka hadashay ayaa canbaareysay kooxaha nabad diidka ah EE falalkan caadeystay.

Madaxweynaha dalka Afgaanistaan Xamiid Karzaay ayaa Ku eedeeyay huwanta NATO oo Markanku hogaamiyo in ey Ku fashilmeen la dagaalanka kooxaha qaswadeyaasha ah.

Safaarada Mareykanka ayaa xaqiijisay in Mareykan qaraxa Ku dhinteen isla markaana ay haweeney Soomaali shi ka mid aheyd dadkii halkaa Ku dhintay.

Basra Xasan oo u shaqeyneysay hayada UNCEF isla markaana heysatay dhalashada Mareykana ayaa halkaa Ku nafweyday.

 

waa markii u horeysay EE uu ruux Soomaali shi Ku geeriyoodo kharaxyada xagjirinta Taliban ka geystaan Afgaanistaan.

SDN-Kabul