Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Illaahay Naxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Sheekh Axmed Cali-Weerar oo Xalay Ku Geeriyooday Magaalada Jabuuti (18/01/2014). Waxan Dhambaalkan Tacsida ah u dirayaa Duaryadiisii uu ka baxay Marxuumku, meel kasta oo ay joogaanba, Ehelkii, Beeshii iyo Dhammaan Shacabka Somaliland.
Waxan Marxuumka Illaahay ugu Baryayaa in uu Naxariistii Janno Ka Waraabiyo, intu ka Baxayna Samir Iyo Iimaa Saadiq ah ka Siiyo Aammiin
Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Caaqil Abdulrahman Hassan Haji Adan
Ludvika Sweden
