Uncategorized

Hoggaanka xisbiga UCID oo tacsi diraya

Hogaanka sare ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka UCID, Gudida Fulinta, Golaha Dhexe iyo Dhamaan Taageerayaasha xisbiga UCID waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ganacsade JAMAC  IIDLE CALI iyo Dr RASHIID MAXAMED BOOTAAN  geeridii naxdinta lahayd eek u timid MARXUUM  CALI XIRZI CALI Kaas oo dhawaan lagu aasey magaalada Laasacaanood ee xarunta gobolka Sool.

Waxaana ALLAH uga baryeynaa inuu janatul fardawsa ka waraabiyo dhamaan ummada  reer Somalilandna Samir iyo iimaann saadiqa ka siiyo,gaar ahaan QOYSASKII,EHLIYADII   IYO QARAABADII uu marxuumku ka baxay.

 

 

Aamiin                                                                            Aamiin                                                                     Aamiin

 

Xoghayaha Warfaafinta  Ee Xisbiga UCID

Yusuf Keyse Abdillahi