Uncategorized

Jaaliyadda Somaliland Ee Dalka DJABUTI Oo Abaal Marino Gudoonsiyay Shaqsiyaad Ay Ugarteen Inay Geyaan In La Maamuuso + Sawiro

Hargeysa(SDN/QJ) Munaasibadan Ayaa Ahayd mid ahayd mid Si Heer Sare Ah loo soo agaasimay Waxan Kasoo qayb galay Wasiiro Aqoon yahano Masuuliyin Ka tirsan Xukumadda Suxufiyiin magac weyn Ku Leh dalka iyo marti sharaf kale.

Xafladan ayaa waxa soo qaban qaabiyay jahliyada Somaliland ee dalka Jabbuti iyadona ujeedadeedu daaranayd inay ku abaalmariyaan xubno ay ugarteen inay geyaan In lamaamuuso

Gudoomiyaha Jaliyadda Somaliland ee dalka jabuuti Qoraa Nasir Abdrahim oo munaasibadaasi ka hadlay ayaa xusay inay sanadkiiba hal mar Abaal marino gudoonsiyaan mudanka iyo shaqsiyaadka Reer somaliland ee ay u arkaan inay Horumar Sameeyeen isagoona tilmaamay inay shacbiga iyo xukumadaba kasoo dhex xulaan shaqsiyaadka ay isla gartaan gudidoodu inay la abaal mariyo

Geesta kale dadkii abaal marinahan la gudoonsiiyay ayaa Jaliyada ku bogaadiyay doorka ay ka qaadanayso dhiirigelinta hawlaha ay qaranka U hayaan

IMG_2047_Fotor IMG_2063_Fotor IMG_2079_Fotor IMG_2094_Fotor IMG_2156_Fotor

IMG_2168_Fotor IMG_2220_Fotor IMG_2214_Fotor IMG_2213_Fotor IMG_2175_FotorIMG_2224_Fotor IMG_2283_Fotor IMG_2272_Fotor IMG_2264_Fotor IMG_2234_FotorIMG_2291_Fotor IMG_2338_Fotor IMG_2318_Fotor IMG_2310_Fotor IMG_2300_Fotor

Hargeisa SDN/QJ

Concat@somalidiasporanews.com